In ka badan 180-dagaalyahan oo katirsan Al Shabaab oo la sheegay in saakay lagu dilay weerar…

War kasoo baxay Milatariga dalka Uganda ayaa lagu sheegay in weerar gaadmo ah ay ku qaadeen goob ay ku shirayeen dagaalyahano iyo saraakiil katirsan Al Shabaab ku dileen  189 dagaalyahan oo katirsan Al Shabaab.   Ciidamada Uganda qeybta ka ah AMISOM warka kasoo baxay ayaa lagu sheegay cutubyadooda ka tirsan ciidamada Midowga Afrika ee ku … Continue reading In ka badan 180-dagaalyahan oo katirsan Al Shabaab oo la sheegay in saakay lagu dilay weerar…